Wax kasta oo aan ururinno, si furan
Waxaa la cusboonaysiiyaa Isniin kasta. Haddii tiro hoos u dhacdo, taasna waad arki doontaa.
Saacadaha la ansixiyay
47.6
+9.5 toddobaadkan
Ka qayb qaatayaasha firfircoon
612
+88 toddobaadkan
Clips la aqbalay
81%
+1 dhibichadaf: 80% bisha 6
Heerka khaladka (WER)
36%
−3 dhibcood, khalad yar58% baseline-ka
Saacadaha la ansixiyay si dhakhso ah ayay u korayaan
Wadarta saacadaha cod ee la ansixiyay, toddobaad kasta. Hadaf: 100 saacadood bisha 12.
Kuwa aan maqlayno
Qaybta saacadaha la ansixiyay ee lahjad kasta. Maay waa meesha ugu dayacan.
Version kasta oo model-ka ah khalad yar ayuu sameeyaa
Word error rate-ka tijaabada Soomaaliga ah. Inta hoose ayaa fiican.
Kaydka Data Dividend
20% dakhliga license-ka iyo annotation-ka.
$1,240
Hal license (Sep 2026). Lacag bixinta xigta waa marka rubuca xirmo 31 Dec.
| Lacag bixin | Kayd | Dad |
|---|---|---|
| Q4 2026 (sugaya) | $1,240 | 612 |
| Q3 2026 | $0 | — |
Waxa la daabacay
| Taariikh | Daabacaad | Waxa isbeddelay | License |
|---|---|---|---|
| 22 Sep 2026 | Xuddun Speech v0.1 | 40 saacadood, 480 qof, 6 gobol, data card-kii koowaad | 30% furan (CC-BY 4.0), inta kale ganacsi |
| 08 Sep 2026 | Somali ASR v0.6 | WER 39% → 36% kadib clips qurbajoog | API (beta) |
| 18 Aug 2026 | Somali test set | 1,000 jumladood, 3 Khabiir ayaa hubiyay | CC-BY 4.0 |